Qarax Gilgilay Caawa Magaalada Laascaanood.

Laascaanood(AllSanaag): Warar Hada naga soo gaadhay Magaalada laascaanood ayaa ku soo Waramaya in Goordhawayd oo Caawa Fiidkii ah Magaaladaasi uu ka dhacay Qarax lala beegsaday Guri Kuyaal Magaalada Laascaanood, Gurigaasi ayaana Waxa lala beegsaday Bambaano Nooca gacanta laga tuuro ah oo Gurigaasu lagu Weeraray.

Weerarkaasi kadib Waxa goobtaasi Gaadhay Maleeshiyo kasocotay Jamhada SNM oo iyagu Gurigaasi isku Wareejiyey lama oga khasaaraha Weerarkaasi ka dhacay, iyo sababah keenay Weerarkaasi Caawa lagu Qaaday Mid kamid ah Xaafada Magaalada laascaanood kuyaala, Waxana hada soo baxay Warar Is khilaafsan Cida Gurigaasi daganayd.

By Admin

Posted on May 6, 2011, in Admin. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: