Abti doon Abaaraha iyo Dagaalka ayaa loo Baajiyey Doorashada Madaxda sarsare ee KMG

 

Muqdisho:Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon, Wasiiru Dowlaha Difaaca ee Dowladda KMG-ka ah ee Soomaaliya, ayaa ku tilmaamay in abaaraha iyo dagaalka ka jira Soomaaliya darteed ay dowladdu baajisay doorashadii Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha baarlamaanka oo la qaban lahaa bisha Agoosto.

Wasiirka oo Waraysi siiyey Warbaahinta waxa uu ka jawaabay Hadal Hanjabaad ah oo Mudanayaal Baarlamaanka Ka tirsani ay shalay ku sheegeen In Madaxwayanaha iyo Golaha Wasiiradu Sharciyadoodu ku eegtahay Bisha Agoosto hadaan doorasho la qaban,

Si kastaba ha ahaatee Hadalkan kasoo yeedhay Wasiirka ayaa wuxuu ka mid noqonayaan Khilaafkii Beryahanba ma dhexmuuqday Dowladda Madaxdeeeda sarsare.

Posted on April 28, 2011, in Admin. Bookmark the permalink. Leave a comment.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: